jimiimicid
(m.f.dh)eeg jimiimic².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jimiimicid ↴
jimiimic [m.l]
1. Cod geelu sameeyo marka uu diyaarka u yahay in laliso. 2. Rabitaan oo doonis jacayl ku jiro.
jimiimic [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
1. Geel jimiimic samayn. 2. Wax jacayl loo qabo samayntooda doonis.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg