joohaar-bishiish
(m.l) (-shyo, m.dh)

Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac afar dhibcood ku leh, dhinaca kalena lix. ld shiish-bijoohaar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh joohaar-bishiish

shiish-bijoohaar [m.l]
ld joohaar-bishiish.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg