ka-faa’iideyste

Qaabnax: m.l  Isrogrogga: (-tayaal, m.l/dh) 

(daaw.) Jeermiyo ka-faa’iideysta xaalad bukaan oo difaaca jirku dhimmanyahay. Difaac la’aanta oo ay keeni karto: infekshin cudurro kale ama dawo jeermiyada ka-faa’iideystayaasha sida badan jirro uma keeni karaan qof caafimaad qaba.


Ku Badal Luuqad Kale!

Ereyada la isku gaabiyay ee ‘Qaabnax’ fasiraadooda halkan ka eeg