kaa
(mu.ti.l) (kuwaas, w)ld kaas(1) kaas
kaa
(mu.dhm.ly)Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee kelida ah. Tus. “Cali wargeyska ayuu iiga kaa qaatay”.
kaa
(dk.lh.l) (-kaa)ld kaaga(2). kaaga
kaa
(dk.ti.l) (-kaa)ld kaas(2). kaas
Iskaashi*
Si wadajir ah u wada shaqeyn. Tusaale: "Hoggaamiyayaashu waxay ballanqaadeen inay iska kaashan doonaan soo afjaridda dagaalka sokeeye"
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Aankaala aankeed*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Kaamiro*
Aalad wax sawirta. Kamarad.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Jacayl naftaada kaagama horeeso*
Markaad naftaada jaclaan weeyso cid kujeclaaneeso majirto
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Macne Dheeraad ah
Micnaheedu yahay kuuritaanka qof iska dhega tiraya waxa aad usheegeysid
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaa ↴
ebinefiriin [m.l] (baay.)
Hormoon uu soo daayo medullaha qanjidh kelyoodku, kaas oo kordhiya garacaa wadnaha, kor u qaada awoodda iyo dheeraynta dhaqdhaqaaqa
muruqyada iyo kordhinta dhaqsaha iyo
qotada neefsiga, si uu ugu diyaariyo jidhka cabsi, orod ama dagaal. Waxa kale oo uu joojiyaa dheefshiidka iyo qashinsaarka.
ib [m.dh] (-bo, m.l)
1. Dalool yar oo naasaha
caaraddooda ku yaal oo ay caanuhu ka soo
baxaan. 2. Dalool ku yaal xubinta taranka
laboodka oo ay kaadidu ka soo baxdo.
3. Dhuun yar oo xanjo ka samaysan oo
dhurduhu u maro surta.
ubbo-ubax [m.dh] (-xo, m.dh)
(bot.) Qaybta dheddigga ee ubaxa, taas oo ka kooban hal kaarbale, ama koox kaarbale ah.
k [m.dh]
(ka') Xarafka kow iyo tobnaad ee alifka
soomaaliga, waana shibbane. ld kaaf. kaaf
naa [u.j]
Erey qof dumar ah loogu dhawaaqo
ama loogu yeero ama lagu soo jeediyo;
magac ayaa badanaa ka dabadhaca. Tus.
“Naa Kaaha!”, “Naa Ubax”. ld naayaa. naayaa
raabac [m.l]
Qof buuxiya kaalin cayaar turub
oo maran.
k [m.dh]
(ka') Xarafka kow iyo tobnaad ee alifka
soomaaliga, waana shibbane. ld kaaf.