kaabi
(m.l)1. Kab yar oo falag ah oo derinta afka looga tolo. 2. (fk) Meel aad u dhaw. 3. (-iyo, m.dh) Qoryaha ceelka afka laga saaro midkood; raar; xakab. raar, xakab
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaabi ↴
kaabid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg kaab. kaab
fayl [m.l] (-lal, m.l)
1. Gal. 2. Kaabiga ugu sarreeya ceel afkiisa.
isciilkaabi [m.l]
Is-hiifidda ama ka shallaynta khalad la sameeyey.
isciilkaabi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Khalad la sameeyey dartii is-hiifid. 2. Caro darteed faruuryo-qaniinid.
isciilkaabin [m.f.dh]
eeg isciilkaabi². ld isciilkaabiyid.
isciilkaabiyid [m.dh]
ld isciilaambin.
makaabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ceel makaab u yeelid.
makaabid [m.f.dh]
eeg makaab².
makaabin [m.f.dh]
eeg makaabi. ld makaabis.
kaa [mu.ti.l] (kuwaas, w)
ld kaas(1)
kaa [mu.dhm.ly]
Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee kelida ah. Tus. “Cali wargeyska ayuu iiga kaa qaatay”.
kaa [dk.lh.l] (-kaa)
ld kaaga(2).
kaa [dk.ti.l] (-kaa)
ld kaas(2).