kaadimacaan
(m.l)

(daaw.) Cudur ay keento shaqo xumo ku dhacda ganaca, kaas oo soo saara insooliin. Insuliinta jidhka ku yaraatana waxay sababtaa sonkorta oo dhiigga ku badata, ka dibna loo qashinsaaro kaadi ahaan. ld kaadimma-caan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaadimacaan

kaadimmacaan [m.l]
ld kaadimacaan.

kaadisokorow [m.l]
ld kaadimacaan.

dhiigsonkor [m.l]
Kaadisokorow; kaadimacaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg