kaadiraaci
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Dhicis aan cad iyo laf toona laheyn dhicin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaadiraaci

kaadiraacin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg kaadiraaci. ld kaadiraacis.

kaadiraacis [m.l]
ld kaadiraacin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg