kaadiraacin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg kaadiraaci. ld kaadiraacis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaadiraacin

kaadiraacis [m.l]
ld kaadiraacin.

kaadiraac [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
K. ah: dhicis yar oo aan cad iyo laf yeelan ee xinjir ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg