kaadishir
(m.l)

1. Fal iyo asmo la akhiriyo si qof kaadidu ugu dhegto. 2. ld kaadishirid.

kaadishir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Fal iyo asmo cid ku akhriyid si kaadidu u qabato.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaadishir

kaadishirid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg kaadishir². ld kaadishir¹ (2).

kaadish [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-dshay, -dshiday; -dshi)
Kaadiyid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg