kaadsanla'
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-'aa, -'ayd)

Sugid la'aan, ku degdegid (wax).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaadsanla'

kaadsanla' [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-'aa, -'ayd)
Sugid la'aan, ku degdegid (wax).

kaadsanla'aan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg kaadsanla'. ld kaadsanla'aansho.

kaadsanla'aansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld kaadsanla'aan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg