kaaftoon
(m.l) (-nno, m.dh)

(kiim.) Awoodda ku darsamidda ee curiye ama xidishe leeyahay, oo le eg tirada atammada haydarojiinta ah ee ku darsama ama barabixiya hal ataam oo curiye ah. Molikuyuullada dabarwadaagga ee fudud kaaftoonkooda si toos ah ayaa loo helaa, tusaale ahaan kaaftoonka kaarboonka ku jira CH waa 4, kan naytarojiinta ku jirta NH3 waa 3. Ayoonnada kaaftoonkooda waxa loo tixgeliyaa in uu u dhigmo laxaadka saldanabka.

kaaftoon
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oomay, -oontay; -oomi)

Ka k.: wax ka maarmid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaaftoon ↴

kaaftoomid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg kaaftoon².

dhereg [m.dh]
(kiim.) Marki walaxi ka kaaftoonto isbeddel.

elektaroon-kaaftoon [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective] (-nno, m.dh)
(kiim.) Elektaroon dibedeedka atamka ee ka qayb gala samaynta dabarrada kiimikaad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg