kaalid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg kaal³. ld kaalin² (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaalid

kaalin [m.dh]
1. Hawl guud inta qof kaga aaddan. 2. ld kaalid.

kalkaalid [m.f.dh]
eeg kalkaal².

meytakaalid [m.f.dh]
eeg meytakaal².

shakaalid [m.f.dh]
eeg shakaal².

kaal [m.l] (-lal, m.l)
Warmaha waaweyn nooc ka mid ah.

kaal [m.dh] (-lo, m.l)
1. Fandhaal weyn oo bir ama qori ka samaysan. 2. Dhulmadda labadeeda qalbac midkood. 3. Xoolo la siiyo qof guursaday.

kaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Nin guursadey xoolo siin. ld kaali.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg