kaaliye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

Qof caawiya qof hawl haya; gargaare.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaaliye

falkaaliye [m.l]
(nax.) Fal loo adeegsado in uu fal kale oo qaab masdar leh ka kaaliyo xagga habka, muuqaalka, amminka, qofka, tirada iwm; waxaa ka mid ah “jir”, “doon”, “leh”; waxaana loo adeegsadaa ammin iyo hab go'an. Tus. “Kubbad buu cayaari jiray”.

kalkaaliye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Nin loo tababbaray inuu kaalmeeyo dhakhtarrada.

kaali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld kaal³.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg