kaalmayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

Wax kaalmo ka dhigasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaalmayso

kaalmaysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg kaalmayso. ld kaalmaysi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg