kaalmee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meeyay, -maysay)

Cid caawinid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaalmee

kaalmayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg kaalmee.

kalkaaliye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Nin loo tababbaray inuu kaalmeeyo dhakhtarrada.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg