kaambi
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-iyay, -iday; -iyi)

Horay iyo gadaal si welwelsan ugu socosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaambi

kaambiyid [m.f.dh]
eeg kaambi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg