kaamil
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

K. ah: wax dhan.

kaamil
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ilay, -ishay)

Wax kala dhiman dhameystirid. ld kammil.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaamil

naafo [m.dh]
Awood la'an kaamil ah ama dhimman uu qof naafo ah u yeelan karo hawlaha xagga bulshada ama xagga shaqada.

taam [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
T. ah: wax kaamil ah oo aan wax ka maqnayn.

garooc [m.l]
1. In yar oo wax is haysta laga gooyay. 2. Wax aan kaamil ahay.

jaw [m.dh]
1. Kaamil. 2. Jibaad meel fog laga maqlaaya. 3. Keli ah.

kaamilan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay; -lmi)
Wax la kaamilay noqosho. ld kammilan¹.

kaamilan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax la kaamilay ahaansho. ld kammilan².

kaamilid [m.f.dh]
eeg kaamil². ld kammilid.

kaamilmid [m.f.dh]
eeg kaamilan¹. ld kam-milmid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg