kaamilan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay; -lmi)

Wax la kaamilay noqosho. ld kammilan¹.

kaamilan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)

Wax la kaamilay ahaansho. ld kammilan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaamilan

kaamilmid [m.f.dh]
eeg kaamilan¹. ld kam-milmid.

kaamilnaan [m.f.dh]
eeg kaamilan². ld kaamilnaansho, kammilnaan, kammil-naansho.

kammilan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay; -lmi)
ld kaamilan¹.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg