kaankaanso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)U k.: wax fadhiya dhaqdhaqaaq yar sameyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaankaanso ↴
kaankaansasho [m.f.dh]
eeg kaankaanso. ld kaankaansi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg