kaatuun
(m.l) (-uummo, m.dh)

Shay ka samaysan badanaa macdan qaali ah oo qurux darteed faraha gacmaha loo gashado; marwad, faraati, fargashi. ld kaatun.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaatuun

kaatun [m.l] (-uummo, m.dh)
ld kaatuun.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg