kabaabyee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-eeyay, -eeysay)

Meel jirka ka mid ah dareenka ka qaadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabaabyee

kabaabyeyn [m.f.dh]
eeg kabaabyee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg