kabaabyeysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax kabaabyo hayso ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabaabyeysan

kabaabyeysnaan [m.f.dh]
eeg kabaabyeysan. ld kabaabyeysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg