kabacad
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

Dhallinyaro rag iyo dumarba leh oo tumasho u banbaxday.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabacad

kabacaddayn [m.f.dh]
eeg kabacaddee.

kabacaddee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-deeyay, -daysay)
Tumasho u go'doomid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg