kabadhige
(m.l) (-gayaal, m.l/dh)

Qori jilicsan oo kabaha marka la tolayo hoos looga dhigo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabadhige

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg