kabalafuq
(m.l)

Roob aan badnayn oo rayskiisu ku egyahay inta kabta soo raacda; kablakac.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabalafuq

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg