kaballeef
(m.l) (-fyo, m.dh)

Qof liidnimo darteed wax kasta oo dadnimada ku xun u hoggansama; kabaqaad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaballeef

kabasiib [m.l] (-byo, m.dh)
1. (-byo, m.dh) Tuug aan waxba reebin. 2. (-byo, m.dh) Kaballeef. 3. ld kabasiibid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg