kabaraad
(m.l)

Qab weyni dadka ku dhalata marka uu helo maal, wiilal, magac iwm.

kabaraad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

Qab weyn muujin, qof yeeshay wiilal, maal, magac iwm.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabaraad ↴

kabaraadid [m.f.dh]
eeg kabaraad². ld kabaa-radis.

kabaraadis [m.dh]
ld kabaraadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg