kabaraadid
(m.f.dh)

eeg kabaraad². ld kabaa-radis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kabaraadid ↴

kabaraadis [m.dh]
ld kabaraadid.

kabaraad [m.l]
Qab weyni dadka ku dhalata marka uu helo maal, wiilal, magac iwm.

kabaraad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Qab weyn muujin, qof yeeshay wiilal, maal, magac iwm.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg