laa
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-laayay, -laysay)ld lay. lay
Galaalxoor*
Fooro qof saarnayd oo uu iska tiro. Dambas ama nuurad qof cayaar laga badiyey la mariyey oo uu iska tiro.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Laamadood*
Lulmo hurda yar oo aan badnayn inyar seexasho
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Amlaak*
Waa erey carabi ah oo la macno ah hanti
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Geel dhalaan qaaday ma dheera.*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Macne Dheeraad ah
Ereygan waa uu ku jiraa qaamuuska, qoraalkiisa ayaa qaldan. \"laammadood\" ayuu u qormaa uguna jiraa qaamnuuska mahadsanid.
Macne Dheeraad ah
Waa "laamaddood" ee raali ahaada.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laa ↴
eber [m.l]
1. Tiro xisaabeed oo marka ay
kaligeed tahay aan macne lahayn, laakiin
marka tiradu midig ka raacdo toban ku
dhufata. 2. Barta kala barta toganaha iyo
tabanaha xisaabta. 3. E. ah: wax ama meel
maran. ebar
aalaa [Falkaab | Adverb]
Inta badan, marar badan, badanaa.
Tus.”Aa. ma yimaado saacadahaan”. badanaa
haabo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-btay, -batay)
Wax in yar durugsan gacan ku laacid.
laab [m.l] (-bab, m.l)
1. Calaamadda uu reebo shay fidsan oo laysku soo rogey. 2. Meel leexsan; luuq; jiiro. luuq, jiiro
laab [m.l (jool.)] (-bab, m.l)
Qallooc ku dhacay lakabyo dhadhaabeed, oo ay keeneen dhaqdhaqaaqyo ku dhacay oogada dhulka.
laab [m.dh]
1. Jirka dadka soo jeedka inta u
dexeysa luqunta iyo caloosha; xabad.
2. Qalbi; niyad. qalbi, niyad, xabad
laab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Maro, bir, warqad iwm dacalladeeda isku soo celin.
saab [m.l] (-bab, m.l)
1. Qalab ka samaysan xididdo, maqaar, laamo yaryar oo weelasha qaarkood lagu rido laguna qaado. 2. Oogada qaarkeeda sare, inta ka samay-san isku qoofalka feeraha, lafdhabarta iyo lafsakaarta oo wadnaha iyo sambabbadu ku dhex jiraan. 3. Taliye. taliye
saabbilaash [m.l]
Saab weyn oo alaabta lagu rito. saab
l [m.dh] (la', laan, laam)
Xarafka laba iyo tobnaad ee xuruufta soomaaliga, ahna shibbane.