laaban
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bmay, -bantay; -bmi)Wax aan fidsanayn noqosho.
laaban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)1. Wax aan kala baxsanayn ahaansho. 2. Wax aan weli la samayn ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laaban ↴
laablaaban [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bmay, -bantay)
Wax isku duudduubmay noqosho. ld laallaaban¹.
laablaaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax isku duudduuban ahaansho. ld laallaaban².
laabmid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laaban¹.
laabnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laaban². ld laabnaansho, laabni.
laallaaban [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bmay, -bantay)
ld laablaaban¹.
laallaaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
ld laablaaban².
xagal [m.dh] (-glo, m.l/-llo, m.dh)
1. Lowga laabatadiisa dibadda u jeedda oo kolka la fariisto ama lugta la laabo, isku laabanta. 2. Labo xarriiqood oo toostoosan oo meel isugu yimaada iyo qaabka ay u yeelaan korka ama meesha u dhexaysa.
barroosin [m.l]
Bir culus, afar ganood oo dib u laaban iyo dabo daloosha oo silsilad lagu xiro leh, oo maraakibta iyo doonyaha badda loogu rido kolka la joojinaayo. ld barroosi.