laablaabo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-btay, -batay)

1. Wax isku dubbaridasho. 2. Wax xeeladayn. 3. Wax ka warwareegid. ld laallaabo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laablaabo

laablaabasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laablaabo. ld laablaabad, laallaabad, laallaabasho.

laallaabo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
ld laablaabo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg