laabxuunsho
(m.dh)ld laabtaxaw.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laabxuunsho ↴
laabtaxaw [m.dh]
(c.nafl.) Carjaw yar oo ka lulata lafta sakaarka dhankeeda hoose. ld laabxuunsho, labxo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg