laacayaal
(m.dh)(bot.) Mid ka mid ah qaybaha ubaxa taas oo samaysa korollaha. Laacayaasha dhirta cayayaanku faxliyey had iyo jeer aad ayey u ifaan, badanaana way udgoonyihiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laacayaal ↴
korolla ilaacayaal [m.l] (-lo, m.dh)
(bot.) Laacayaasha ubaxa. Wuxuu ku wareegsan-yahay faxal sidaha iyo aarballada.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg