laace
(m.l) (-cayaal, m.l/dh)(xis.) Xarriiqda toosan ee uu xood aad ugu dhawaado (ama sigo) hase yeeshe aan weligii taaban. Tusaale ahaan, labosaabka waxa uu leeyahay laba laace. Marka xoodka isle'egtiisu tahay 1 garaaf ahaan loogu muujiyo laba addimaale kulannada kaartis waxa ay laaceyaashiisu noqonayaan x = 0 iyo y = 0 (eeg: labosaab).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laace ↴
illaacee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ceeyay, -caysay)
Ilay; cunid; dhabataysasho.
malaace [m.l] (-cayaal, m.l/dh)
(bot.) Mid ka mid ah qaybaha ubaxa. Malaacayaasha waxa loo qaatay in ay yihiin caleemo horumaray oo leh dhismo sahlan.
laa [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-laayay, -laysay)
ld lay.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg