laactan
(m.l)ld laacdan¹.
laactan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay)ld laacdan².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laactan ↴
laacdan [m.l]
1. Cayaar iyo bardoodan uu sameeyo geela da'da yar. 2. Fara ka ciyaar. ld laactan¹.
laacdan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
1. Geel da' yar bardoodamid. 2. Dad fara ka ciyaarid. ld laactan².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg