laado
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-aatay, -aadatay)

Kubbad darbaysasho (cid).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laado

laadasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laado.

darbo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Si xoog ah uu kubbad lugta loogu laado. 2. Khayaano faa'iido weyn lagu helo. ld darbad (3).

jallaado [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-aatay, -aadatay)
Kitaab iwm jallaad u samaysasho ld jillaado.

jillaado [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-aatay, -aadatay)
ld jallaado.

talaado [m.dh]
Todobaadka maalin ka mid ah oo u dhaxaysa isniinta iyo arbacada. ld salaasa.

laa [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-laayay, -laysay)
ld lay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg