laafid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg laaf².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laafid

dalaafid [m.f.dh]
eeg dalaaf². ld dalaaf¹ (3).

ikhtilaafid [m.f.dh]
eeg ikhtilaaf². ld iskhilaafid.

iskhilaafid [m.dh]
ld ikhtilaafid.

jallaafid [m.f.dh]
eeg jallaaf. ld jallaafayn, jillaafayn, jillaafid.

jillaafid [m.dh]
ld jallaafid.

khilaafid [m.f.dh]
eeg khilaaf².

salaafid [m.f.dh]
eeg salaaf².

laaf [m.dh] (-ooyin, m.l)
(jool.) Dhadhaab dhalaashan ama magma oo ka soo burqanaysa dhulka gudihiisa oo soo gaarta dhulka dushiisa, taas oo ka soo baxda karaytarka folkaanaha ama jeex-jeex dhulka dushiisa ah. Dhulka dushiisa laafadu si dhaqso leh ayay ugu adkaataa marka loo eego dhaqsaha adkaashadeeda ee dhulka gudihiisa.

laaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Ka l.: qof aan ka dhergin galmada qof kale.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg