laafyo
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)Hore iyo gadaal u tuuridda gacmaha marka la soconayo iyadoo la isdhaafinayo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laafyo ↴
laafyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Iyadoo la iswaydaarinayo gacmaha marka la soconayo horay iyo gadaal u ridid.
laafyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg laafyoo.
xushle [m.l]
1. Orod laafyo badan. 2. Si xarrago iyo mardaaddi leh u socoshada.
laaf [m.dh] (-ooyin, m.l)
(jool.) Dhadhaab dhalaashan ama magma oo ka soo burqanaysa dhulka gudihiisa oo soo gaarta dhulka dushiisa, taas oo ka soo baxda karaytarka folkaanaha ama jeex-jeex dhulka dushiisa ah. Dhulka dushiisa laafadu si dhaqso leh ayay ugu adkaataa marka loo eego dhaqsaha adkaashadeeda ee dhulka gudihiisa.
laaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Ka l.: qof aan ka dhergin galmada qof kale.