laafyood
(Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine)eeg laafyoo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laafyood ↴
laafyo [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Hore iyo gadaal u tuuridda gacmaha marka la soconayo iyadoo la isdhaafinayo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg