laaji
(m.l) (-iyo/-i'in, m.dh)Qof waddankiisii ka cararay oo waddan kale jooga.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laaji ↴
falaaji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Dhoobo, dambas iwm walaaqid.
halaaji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld halaag².
halaajin [m.dh]
ld halaagid.
halaajis [m.l]
ld halaagid.
laa [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-laayay, -laysay)
ld lay.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg