laalac
(m.l)Lalmashada wax meel sare ka lalmadaan.
laalac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)Wax meel sare ka lalmasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laalac ↴
laalacshoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laalacshow². ld laalacshow¹.
laalacshoomid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laalacshoon². ld laalacshoon¹.
laalacshoon [m.l]
ld laalacshoomid, laalacshow¹.
laalacshoon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oomay, -oontay; -oomi)
ld laalacshow².
laalacshow [m.l]
Meel sare inta gacmaha lagu qabsado oo la iska soo laalaadiyo (ciyaar jimicsi ku dhisan). ld laalacshoobid, laalacshoon¹.
laalacshow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Ciyaar jimicsi ku dhisan, meel sare inta gacmaha lagu qabsado iska soo laalaadin. ld laalacshoon².
halaalac [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
H. ah: dhalaal badan oo ka soo baxa wax aad u iftiimaya; dhaldhalaal.
halaalac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -lici)
Wax dhalaal badan bixin.