laalacshoobid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg laalacshow². ld laalacshow¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laalacshoobid ↴
laalacshow [m.l]
Meel sare inta gacmaha lagu qabsado oo la iska soo laalaadiyo (ciyaar jimicsi ku dhisan). ld laalacshoobid, laalacshoon¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg