laalacshoon
(m.l)ld laalacshoomid, laalacshow¹.
laalacshoon
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oomay, -oontay; -oomi)ld laalacshow².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laalacshoon ↴
laalacshoomid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laalacshoon². ld laalacshoon¹.
laalacshow [m.l]
Meel sare inta gacmaha lagu qabsado oo la iska soo laalaadiyo (ciyaar jimicsi ku dhisan). ld laalacshoobid, laalacshoon¹.
laalacshow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Ciyaar jimicsi ku dhisan, meel sare inta gacmaha lagu qabsado iska soo laalaadin. ld laalacshoon².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg