laalacshow
(m.l)Meel sare inta gacmaha lagu qabsado oo la iska soo laalaadiyo (ciyaar jimicsi ku dhisan). ld laalacshoobid, laalacshoon¹.
laalacshow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)Ciyaar jimicsi ku dhisan, meel sare inta gacmaha lagu qabsado iska soo laalaadin. ld laalacshoon².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laalacshow ↴
laalacshoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laalacshow². ld laalacshow¹.
laalacshoon [m.l]
ld laalacshoomid, laalacshow¹.
laalacshoon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oomay, -oontay; -oomi)
ld laalacshow².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg