laalid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg laal². ld laalis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laalid ↴
laalis [m.dh]
ld laalid.
yoolaalid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yoolaal.
bulaalid [m.f.dh]
eeg bulaal². ld bulaal¹.
calaalid [m.dh]
ld callaalid.
callaalid [m.f.dh]
eeg callaal². ld calaal¹, calaalid, callaal¹ (4).
cantalaalid [m.f.dh]
eeg cantalaal². ld cantalaal¹.
cillaalid [m.f.dh]
eeg cillaal². ld cillaal¹.
dallaalid [m.f.dh]
eeg dallaal². ld dillaalid, dullaalid.
dhalaalid [m.f.dh]
eeg dhalaal². ld dhalalid.
laal [m.l]
Ciyaar laba kooxood loo ciyaaro oo ku dhisan orod iyo isaseemid. ld lool¹.
laal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
1. Wax meel kore saarid. 2. Sharci ama xeer hore u jirey tirtirid. 3. Wax meel sare yaal gacan ku tiigsasho. 4. Laal ciyaarid. 5. Gar iyo dood laba dhinac ka dhexeysa meel adag gelin.