laalin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg laali.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laalin ↴
yeelaalin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yeelaali.
bulaalin [m.f.dh]
eeg bulaali.
dallaalin [m.dh]
ld dallaallimo.
dhalaalin [m.f.dh]
eeg dhalaali. ld dhalaalis, dhalalin.
dhalaalin [m.dh]
(fiis.) Dariiqada ama habka adke loogu beddelo hoor iyadoo la adeegsanayo kul iyo cadaadis.
ilaalin [m.f.dh]
eeg ilaali.
wankalaalin [m.f.dh]
eeg wankalaali². ld wankalaali¹, wankalaalis.
laal [m.l]
Ciyaar laba kooxood loo ciyaaro oo ku dhisan orod iyo isaseemid. ld lool¹.
laal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
1. Wax meel kore saarid. 2. Sharci ama xeer hore u jirey tirtirid. 3. Wax meel sare yaal gacan ku tiigsasho. 4. Laal ciyaarid. 5. Gar iyo dood laba dhinac ka dhexeysa meel adag gelin.