laallaadi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax meel sare ka raaricin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laallaadi ↴
laallaadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laallaad². ld laalaadis².
laallaadin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laallaadi. ld laallaadis¹.
laallaadis [m.l]
ld laallaadin.
laallaadis [m.dh]
ld laallaadid.
raarac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -rici)
Wax meel sare ka soo laallaadid.
raarici [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax meel sare ka soo laallaadin.
fooror [m.l]
1. Iyadoo la taaganyahay qaarka sare oo hoos loo laallaadiyo. 2. ld foororid.
fooror [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Iyadoo la taaganyahay qaarka sare hoos u laallaadin. ld foorar².
hoogaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Madaxa iyo gacmaha hoos u laallaadin.