laallaadsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax meel ka lalmada ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laallaadsan ↴
laallaadsanaan [m.dh]
eeg laallaadsanaan. ld laallaadsanaansho.
laallaadsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld laallaadsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg