laaluushan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-shnaa, -shnayd)Wax laaluush qaatay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laaluushan ↴
laaluushnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laaluushan. ld laaluushnaansho.
laaluush [m.l]
Lacag ama wax kale oo loo bixiyo ama loo qaato in arrin aan gar ahayn lagu fuliyo.
laaluush [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
Laaluush siin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg