laamalloodshe
(m.l)ld laamallooye.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laamalloodshe ↴
laamallooye [m.l]
(bot.) Geed laan kaliya ka kooban oo dheer, jirriddiisuna dhuubantahay, dushana had iyo jeer ku leh caleemo cagaaran. ld laamalloodshe.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg